|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo kulan la Yeeshay Dadwayne Ka Cabanayay, Una Jawaabay Xisbiyada Mucaaridku!
August 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa kulan la yeeshay qaarkamda haweenka ku ganacsada suuqa gobonimo oo cabasho ka tirsanayay ka hawlaha ka socda suuqa gobonimo kuwaasi oo ay dhagaysteen, cabashadooda.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|