|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Madarasad Cusub oo Loogu Magac Daray Sheekh Cumar Warfaa.
August 26, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada iyo masuuliyiin kale oo weheliya ayaa maanta xadhiga ka jaray madarasad cusub oo loogu magac daray sheikh cumar warfaa oo kamid ahaa culimadii waawayn ee gobolka gabiley,
Waxaana dhismaha madarasadan hirgaliyay caylada sheikh cumar warfaa Waxaana xafaladan xadhiga lagaga jaray ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada Gabiley iyo xubno ku hadlayay qoyska hirgaliyay dhismaha madaariskan . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Marin Habaabiyay Xaqiiqda Xadhiga Agaasimihii Tele... Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyey Kor Ukac Ku Yimid Qiimaha Shilingka Jsl Iyo Sobo... Dad Tahriibayaal ah Oo Ilaa Iyo Hada Lalaayahay Meel ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen Ka Dib Markii ay Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|