DAAWO;-Iiraan Iyo Ruushka Oo Si Wada Jir Ah U Sameeyay Dhoolotus Cajiib Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Iiraan Iyo Ruushka Oo Si Wada Jir Ah U Sameeyay Dhoolotus Cajiib Ah.
August 5, 2019 - Written by Editor:

TIHRAN(W,N) Ciidamada dawlada islaamiga ah ee Iiraan iyo Ruushka ayaa si wada jir usameeyay dhoolotus military kaasi oo cabsi ku abuuray wadamada reer galbeedka iyo maraykanka.

Sidoo kale Dhoolotuskan ayaa cabsi hor ku abuuray wadamada xurgufta siyaasadeed ka dhaxayso ee Khaliijka.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/QHjtiEEtXGY

COMMENTS
LINKS