|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Qaawan Uweeraray Madax- dhaqameedka Iyo Qurba Joogta Gar-xajis.
August 30, 2019 - Written by Editor:“Inanka Iyo Inan Yar Oo Waxba Qabsan kari Waayay Markay Gurbaha Tageen, Yurubna Jano Uhaysta Ayaa Gar-xajis Garxajista Meelaha Ka Haya”Gudoomiye faysal,BURCO(W,N)- Gudoomiyaha xisbga ucid faysal cali waraabe oo ku sugan magaalada burco ayaa waraysi lala yeeshay wuxuu si qaawan uweeraray madaxdhaqameedka somaliland oo uuu ku tilmaamay in ay yihiin fidmo wadayaal. Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay arimaha doorashada iyo xaalada gobolada sanaag iyo sool. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA FAYSAL CALI WARAABE IYO WEEDHAHA UU KU WEERARAY MADAXDA DHAQANKA; Related posts:Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Dirtey Darawalada Gaadiidka Iskaga Kala Goo... Guddoomiyahah Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Guddi Loo Saaray Hir Gelinta Qorshe Hawleedkii Golaha, F... DAAWO:Gudoomiye Cirro & Faysal C,.Waraabe oo ay kulmisey soo Dhaweynta Wasiir Hore Qorshayta Cali Sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|