|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaan Cawaale Aadan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
August 12, 2019 - Written by Editor:“In Mudo Ah Waan Ku Taamayay In Aan Imaado Hargaysa Waana Magaaladaydii,Fanaan Cawaale“Anigu Nin fanaan ah Ayaan Ahay, Siyaasi Ma Ihi Caasimada Somalilandna Waxay Laf Dhabar Utahay fankayga”Fanaan Cawaale, HARGAYSA(W,N) Fanaanka caanka ee Cawaale Aadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Caasimada Hargaysa. Soo dhawaynta fanaan Cawaale Aadan ayaa waxaa madaar cigaal ku qaabiley fanaaniinta reer somaliland kooxda xidigaha geeska ,masuuliyiinta safaarada jabuuti, iyo shacab tiro badan. Sidoo kale waxaa soo dhawaynta fanaanka qayb ka ahaa kooxaha hidaha iyo dhaqanka ee dalmar band HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA FANAAN CAWAALE AADAN; Related posts:Boqor Buurmadow Oo Ka Warbixiyay Socdaal Uu Ku Jooga Muqdisho Iyo Aragtidiisa Qadiyada Somaliland. Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Dawlada Imaaraatku Albaabada U Laabtay Safaaradii Imaaraat... Gabiley: Kulmiye Oo Dad Soo Dhaweeya Muuse Biixi Kasoo Daad Gureynaya Caasimada Hargeysa iyo Dhaqdha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|