|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Kulul Oo Ku Saabsan Dib U Dhacyada Doorashooyinka Jsl Oo Dhexmartay Xisbiyada KULMIYE, UCID Iyo WADDANI
August 16, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (W,N)-Masuuliyiinta sadexda Xisbi ee Somaliland ayaa loo qabtay dood xaasaasiya oo ku saabsan dib u dhacyada soo noqnoqday ee ku imanaya doorashooyinka goleyaasha Wakiilada iyo Somaliland. Doodan oo ay Idaacada VOA u qabatay Sadexda Xisbi ee Somaliland waxa ka qayb galay Xoghayaha guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi iyo Murahax ku xigeenka Xisbiga Ucid Prof, Axmed Cabdi Muuse (Abyan) iyo Siyaasi Yuusuf Cismaaan Garas oo isagu xilal Wasiir ku xigeen ka soo qabtay Xukuumadii Axmed Siilaanyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN; Related posts:Siyaasi Mustafe Shiine oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu hadalada qurxoon ficil u bedelo Daawo:Muj.Cali Guray Oo Saluug Wayn Ka Muujiyay Shaqada ay Qaranka U Hayaan Komishanka Doorashooyink... DAAWO ;Wasiirka Arimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis oo shaaciyay in somaliland Dhawaan ka qaybgalay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|