DAAWO;-Dhalinyaradii Laga Eryay Shaqo Qaran Oo Warbaahinta La Hadlay,Soona Bandhigay Caydamaha Musuq Maasuqii Ka Dhacay Imtixaanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyaradii Laga Eryay Shaqo Qaran Oo Warbaahinta La Hadlay,Soona Bandhigay Caydamaha Musuq Maasuqii Ka Dhacay Imtixaanka!
August 1, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Afar kamid dhalinyaradii barnaamijka shaqo qaran oo shalay gaasimaha guud ee barnaamijkani shaaciya in uu ka eryay kamid ahaanshaha dhalinyrada shaqo qaran isaga oo ereyo aflagaado ahna umariyay warbaahinta.

Dhalinyrada ayaa sheegay in cadaymo u haayaan sidii wax udhaceen gali taankii imtixaanka shaqo qaran iyo sida loo masuq maasuqay

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;

COMMENTS
LINKS