DAAWO;- Dawlada Somaliya Iyo Midowga Yurub Oo Si Wada Jir ah Usaxeexay Mashruuc Lagu Horumarinayo Magaalada Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Dawlada Somaliya Iyo Midowga Yurub Oo Si Wada Jir ah Usaxeexay Mashruuc Lagu Horumarinayo Magaalada Berbera!
August 31, 2019 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N) Dawlada somaliya iyo midowga yurub ayaa maanta si wada jir ah ushaaciyay saxeexa mashruuc lagu horumarinayo berber iyo muqdisho kaasi oo gabi ahaanba aan wax rool ah ku lahayn somaliland,

Mashruuca lagu horumarinayo berbera iyo muqdisho ayaa loogu magac daray duqii hore ee magaalada muqdisho ENG Yariisow,

Wasiirka qorshaynta somaliya iyo Agaasimaha midowga yurub Uqaabilsan Horumarinta ayaa ka hadlay muhiimada mashruucani u leeyahay magaalooyina berbera iyo muqdisho dekedaheeda.

Mashruucan oo ku kici doona 13bilyan oo euro ayaa magaalada berbera lagu xoojin doonaa maamul daadajinta .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS