DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Hab Bakhtiyaanasiib Ah Ugu Qaybisay Bosaska Sariibada Khudaarta Ee Suuqa Gobanimo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Hab Bakhtiyaanasiib Ah Ugu Qaybisay Bosaska Sariibada Khudaarta Ee Suuqa Gobanimo!
August 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dawlada hoose ee caasimada hargaysaa ayaa maanta hab bakhtiyaa Nasiib ah Ugu boosaska ugu qaybisay Haweenka ku ganacsada sariimada suuqa gobonimo.

Bakhtiyaa Nasiibkan ayaa mid uu qof walba gacantiisa ku qadanayay waxa usoo baxa halkaasi oo inka badan 618 ugaleen iyadoo ay guulaysteen 501qof 17qof ee soo hadhayna loo dhisayo hool cusub.

Waxaana munaasibadan ka hadlay agaasimaha waaxda arimaha bulshada iyo maayarkuxigeenka caasimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS