DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Hangarkii 3aad Ee Sariibada Suuqa Gobonimo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Hangarkii 3aad Ee Sariibada Suuqa Gobonimo.
August 24, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud (caydiid soltelco) oo horkacaya masuuliyiinta dawlada hoose ayaa saaka ku waabariista suuqa gabonimo oo laga bilaabayo dhismaha hangarkii sedexaad ee sariimada suuqa gobonimo.

Maayarka caasimada ayaa kormeerkan waxaa ku weheliyay wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS