|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidamada Amisom Oo Ka Baxaya Somaliya Iyo Qaybtii Ugu Horaysay Oo Lasii Sabootiyay!
August 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ciidamada uganda ee nabad ilaalilnta ujooga somaliya ee amisom ayaa ka baxaya somaliya kuwaasi oo ku laab doona dalkoodii. Wakiilka midowga africa ee arimaha somaliya ayaa ciidamada dalka uganda ku amaanay mudadii ay joogee somaliya siada ay wax uga qabteen Taliyaha ciidanka amison ayaa isagu bilado gudoonsiiyay ciidanka ku laabanaya dalkoodii HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|