|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Al Xaaji Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Sida Boqortooyada Sucuudigu Udanaynayso Somaliland Iyo Qaabkii Loo Qaabiley Waftigii Madaxwaynaha!
August 28, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Al Xaaji Rashiid Jaamac Yuusuf oo kamid ahaa xajaajtii reer somaliland ee boqorka dalka sucuudigu ku casuumay xajka ayaa ka hadlay sidii loo qaabiley watfigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland, isagoo boqorka dalka sucuudiga uga mahad celiyay sida fiican ee uu uqaabilay Iyo xushmada uu u hayo Somaliland. Sidoo kale al xaaji rashiid ayaa si gaar uxusay shakhsiyaadkii reer somaliland ee doorta muhiimka ah ka qaatay sidii waftiga somailand uga mid noqon lahaayeen xujaajtii boqorku casuumo Dhanka kale Alxaaji Rashiid ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha somaliland HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Qaranka Iyo Shacbiga Somaliland,ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Xildhibaan Xaas... Jamaal Cali Xuseen oo Soo Bandhigay Hiil Uu Ku Hungobay oo Uu Sheegay Inuu U Galay Madaxweyne Biixi+... Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Si Adag Uga Hor Yimid Xad Gudubyada Ka Dhanka Xuquuqal Iinsaanka E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|