HARGASA(W,N) Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa wax laga waydiiyay sobobta uu afar dhalinyaro ah oo ka cawday qaabkii uu udhacay imtixaankii loo galay shirkada singabuur silk Somaliland u eryay!
Agaasime mu,adinka ayaa si cadho leh uga jawaabay su,aasha la waydiiyay!
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;