|
|||||
WAJAALE NEWS
“Colaada Ceel-Afwayn Waxay Sababtey Hoos U Dhac Waxbarasho”.Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qarkan!
August 15, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay in colaada deegaanka Ceel-afweyn ay saamayn weyn ku yeelatay heerka Waxbarasho deegaankaasi. Dhinaca kale, Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka ayaa soo bandhigay tiradii hore looga diwaan geliyay 2015-kii iyo inta ay marayaan afartii sano ee ka dambeeyay, Isagoona sheegay in Colaadaha Ceel-afweyn ay galaafanayso Dhalinyarada waxbaranaysa. Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo I... “Go’aankan Madaxwaynaha Waxan Odhan karaa Shakhsi Ahaan Waa kii Aan Ugu jeclaa Ee Madaxtooyada ka So... DAAWO;-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Xilkii La Wareegay Iyo Soo Dhawayntii Lagu Qaabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|