“Colaada Ceel-Afwayn Waxay Sababtey Hoos U Dhac Waxbarasho”.Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qarkan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Colaada Ceel-Afwayn Waxay Sababtey Hoos U Dhac Waxbarasho”.Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qarkan!
August 15, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay in colaada deegaanka Ceel-afweyn ay saamayn weyn ku yeelatay heerka Waxbarasho deegaankaasi.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka ayaa soo bandhigay tiradii hore looga diwaan geliyay 2015-kii iyo inta ay marayaan afartii sano ee ka dambeeyay, Isagoona sheegay in Colaadaha Ceel-afweyn ay galaafanayso Dhalinyarada waxbaranaysa.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS