Col Caare Oo Iska Difaacay Eedo Uu U Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Col Caare Oo Iska Difaacay Eedo Uu U Jeediyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl.
August 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Col caare oo ah taliyaha ciidamo ka faloogoobay somaliland kuna sugan wakhtigan gobolka sanaag halkaasi oo wadahadalo usocdeen xukuumada somaliland ayaa ka jawaabay eedo culus oo uu taliyaha ciidanka qaranka somaliland ujeediyay isago oo sheegay in aanu dabiile ahayn ee nuux taani uu danbiile yaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/g-KQ17jv1m4

COMMENTS
LINKS