“Caarre Waa Danbiile Qaran, Waa Gacan Ku Dhiigle,Waxase Ka Daran Kuwa Garabka Siinaya..”Ex Wasiir Cabdirashiid Riyo Raac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Caarre Waa Danbiile Qaran, Waa Gacan Ku Dhiigle,Waxase Ka Daran Kuwa Garabka Siinaya..”Ex Wasiir Cabdirashiid Riyo Raac
August 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo Cabdirashiid Riyo-raac, ayaa eedaymo culus u jeediyay Kornayl Caarre isagoona ku tilmaamay inuu yahay danbiile qaran oo khiyaamoole ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS