|
|||||
WAJAALE NEWS
AKHRI;Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabistii Madaxwaynaha Ee Gudida Doorashooyinka!
August 18, 2019 - Written by Editor:GAROOWE(W,N) Madaxda Maamul Goboleedka Puntland Ee Somaliya ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo soo baxay kadib markii madaxwayne siciid Dani 17bishan uu Ku Magacaabay Gudida kumeel gaadhka ah ee Komishanka Doorashooyinka. Dhanka kale Madaxwayne Kuxigeenka Maamul goboleedka Puthland Axmed Cilmi (Axmed Karaash) ayaa kasoo horjeestay magacaabista madaxwayne isagoo sheegay in aanay sharci ahayn soona saaray Wareegto uu kaga hor imanayo talaabada uu qaaday madaxwaynuhu taasi oo uu ku socod siiyay haayadaha kala duwan ee maamulka Puthland. HALKAN KA AKHRI QORAALKA UU SOO SAARAY MADAXWAYNE KUXIGEENKA IYO NUXURKA UU XANBAARSAN YAHAY; WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE
Related posts:Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Gudi Ka Socota Golaha gurtida U Saaray Dilkii Ka Dhacay... DAAWO ; Qoyska Muwaadin Xukuumada Somaliland Hore Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti Oo Codsi Qiiro... Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa iyo Ujeedada Safark... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|