42Qof Oo Kamid ah Shaqaalaha Madaar Hargaysa Oo Shaqadii Laga Eryay Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
42Qof Oo Kamid ah Shaqaalaha Madaar Hargaysa Oo Shaqadii Laga Eryay Iyo Sobobta!
August 26, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) haayada madaarada somaliland ayaa shaqadii ka cadhisay shaqaale ushaqayn jiray haayada icoa kuwaasi oo lagu eeedeeyay in ay mushaharka ka qaataan somaliya.

Agaasimaha hayada madaarada ayaa saaka shaqada ka cadhiyay 42kamid shaqaalaha icao

Dhanka kale wasiirka arimaha dibada ayaa ka hadlay sobobta loo eryay shaqaalahan,

Halkan ka daawo warkan oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS