|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda oo Isugu Yeedhay 15 Hay’addood Si Loo Caawiyo Dadkii Laga Raray Xaafada 150-ka
July 1, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Kulan maanta ka qabsoomay xarunta Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland oo ay isugu yimaadeen guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland, Maayirka Caasimada Hargeysa, Wasiir ku xigeenka amniga, Badhasaab ku xigeenka gobolka Maroodi Jeex iyo masuuliyiin ka kala socota 15 Hay’addood, ayaa waxa lagaga wadahadley sidii loo caawin lahaa Qoysasskii laga raray xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa. Dawlada hoose oo ku hawlan dhismaha wadada 15oka ayaa boqolaal qoyska ka rartay kuwaasi oo dhex deganaa wadada
Halkan hoose ka daawo muuqaalka; Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Qaarada Yurub Oo Si Balaadhan Loogu soo dhaweeyey Hargeysa "Ururkan TPLF Wuxuu Ka Mid Yahay Ururadii Mengistu Hela Mariam Mucaaridka Ku Ahaa Barigii Hore"Dolaa... Dad Tahriibayaal ah Oo Ilaa Iyo Hada Lalaayahay Meel ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen Ka Dib Markii ay Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|