|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda oo Isugu Yeedhay 15 Hay’addood Si Loo Caawiyo Dadkii Laga Raray Xaafada 150-ka
July 1, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Kulan maanta ka qabsoomay xarunta Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland oo ay isugu yimaadeen guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland, Maayirka Caasimada Hargeysa, Wasiir ku xigeenka amniga, Badhasaab ku xigeenka gobolka Maroodi Jeex iyo masuuliyiin ka kala socota 15 Hay’addood, ayaa waxa lagaga wadahadley sidii loo caawin lahaa Qoysasskii laga raray xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa. Dawlada hoose oo ku hawlan dhismaha wadada 15oka ayaa boqolaal qoyska ka rartay kuwaasi oo dhex deganaa wadada
Halkan hoose ka daawo muuqaalka; Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO;-Xog Waranka 36 Guurada Kasoo Wareegtay Afduubkii Diyaaradii Somali Airline Iyo Dareenka Arday... Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Xafiiskii Xisbiga Wadani Ee Degmada Alleybadey Si Tu... DAAWO: Guurtida oo Sheegay Kulan Ay Madaxweynaha la yeesheen Inay Ka Diideen Ka Noqoshada Go'aankii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|