“Xukuumada Somaliland Waxaan Usoo Jeedinayaa Ha Xidho Idaacada BBCda Iyo VOAda, Hadii Aanay Dufan Ku Qabin”Saxafi Aadan C, Ciidle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumada Somaliland Waxaan Usoo Jeedinayaa Ha Xidho Idaacada BBCda Iyo VOAda, Hadii Aanay Dufan Ku Qabin”Saxafi Aadan C, Ciidle.
July 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Saxafi Aadan Cabdi Ciidle oo kamida rugcadaayada saxaafada Somaliland ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay Idaacada BBCda oo uu ku tilmaamay mid u adeegaysa Cadowga Somaliland

Sidoo kale saxafi aadan ayaa xukuumada somalland iyo wasiirka warfaafinta ugu baaqay in ay xidho idaacada bbcda FMta ay ku leedahay gudaha wasaarada warfaafinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ydJgQHI1Ym8

COMMENTS
LINKS