|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xukuumada Somaliland Waxaan Usoo Jeedinayaa Ha Xidho Idaacada BBCda Iyo VOAda, Hadii Aanay Dufan Ku Qabin”Saxafi Aadan C, Ciidle.
July 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Saxafi Aadan Cabdi Ciidle oo kamida rugcadaayada saxaafada Somaliland ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyay Idaacada BBCda oo uu ku tilmaamay mid u adeegaysa Cadowga Somaliland Sidoo kale saxafi aadan ayaa xukuumada somalland iyo wasiirka warfaafinta ugu baaqay in ay xidho idaacada bbcda FMta ay ku leedahay gudaha wasaarada warfaafinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/ydJgQHI1Ym8 Related posts:Wasiirka Duulista Oo Ka Hadlay Khilaaf la Weriyay Inuu Ka Dhaxeeyo Wasiirka Hawlaha guud, Kana Falce... DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Fashilka Ku Yimid Dhismaha Wadada Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale O... Geeska Africa Iyo Xaaladaha Uu Galay Ee Siyaasadeed, Dhaqaale Iyo Colaadeed, Xili La Filayey Hore U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|