HARGAYSA(W,N) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid saleeban cali haysta ramaax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamayd agaalka saaka ciidanka Somaliland iyo jabhada col care ku dhexmaray gobolka sanaag kkaasi oo sobobay khasaare dhaawac iyo mid maxaabiis la kala qabsadayba ah
Xoghaye ramaax ayaa xukuumada madaxawayne biixi ugu baaqay in ay xal ku dhameeyaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;