HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee deegaanka ceel afwayn kasoo cusboonaatay
Sidoo kale xildhibaan warfaa ayaa wasiira arimaha gudaha ka difaacay dhaliilaha uga inamaya bulshda qaybo kamid oo ku dhaliilsan xikka wasaarada arimaha gudaha iyo xalin la,aanta colaada ceel afwayn
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;