TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo maareeyaha wakaalada biyaha gabiley iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa kormer kusoo maray mashruuca biyo balaadhinta magaaladw ajaale oo mudo soo jiitamayay dhamaystirkiisu.
Wasiir saleebaan cali koore ayaa indhihiisa kusoo arkay halka ay marayso biyo galinta wajaale iyo wax ka qabsoomay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;