Wasiirka Ganacsiga Iyo Mareeyaha Dekedaha Oo Siwada Jir Ushaaciyay Qiimo Dhimis Lagu Sameeyay koontinarada Kasoo Dega Berbera.
July 30, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo mareeyaha dekedaha somaliland ayaa shaaciyay qiimo dhimis lagu sameeyay koontinarada kasoo dega dekeda berbera
Wasiirka ganacsiga iyo mareeyaha ayaa sheegay in talaabadan uga dan leeyihiin sdii dekeda berbera ula tartami lahayd dekedaha geeska