Wasiirka Deegaanka Jsl Shugri Bandare Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Col Caare Iyo fariinta Ay Udirtay Shacabka!
July 28, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada deegaanka somaliland marwo shugri xaaji ismaaciil bandare ayaa ka jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeedhay colka hogaaminya jabhada ka falaagowday jsl ee caare