Wasiiradda Arimaha Gudaha Iyo Diinta Awqaafta Oo Kulan La Yeeshay Xildhibanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa+Ujeedada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiradda Arimaha Gudaha Iyo Diinta Awqaafta Oo Kulan La Yeeshay Xildhibanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa+Ujeedada!
July 31, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa maanta golaha deegaanka caasimada hargaysa kaa qaybgalay shirkii kalfadhiga golaha.

Maayarka caasimada iyo wasiirka arimaha gudaha ayaa ka warbixiyay ujeedada kulankooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS