|
|||||
WAJAALE NEWS
Warbaahinta Caalamka Oo Siwayn Wax Uga Qortay Socdaalka Madaxwaynaha Somaliland Ee Dalka Gini!
July 5, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Warbaahinta caalamka kuweeda ugu Waawayn Iyo wakaaladaha Dunida ayaa wax ka qoray socdaalka madaxwaynaha Somaliland ku joogo dalka Gini ee galbeedka Africa. Sidoo kale warbaahinta caalamka ayaa falanqayn ku samaysay Go,aanka aan aqoonta ku dhisnayn ee maamulka somaliya xidhiidhka ugu jartay dalka Gini kadib soo dhawayntii Madaxwaynaha Somaliland oo isagu marti qaad rasmi ah uu ka helay Madaxwaynaha Dalka Gini HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO SIDA AY WARBAAHINTA CAALAMKU ULA GURTAY SOCDAALKA MADAXWAYNAHA SOMALILAND EE DALKA GINI; Related posts:DAAWO; Isbarbar Dhiga Hadaladii Gudoomiye Muuse Biixi,Taliye Fadal & Suldaan Xasan keebaase Run ka ... Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Jsl Oo Go’aan Kasoo Saartay Arji Ay Dhawaan Usoo Gudbiyeen Komishanka Do... Fadeexada ka Dhalatay Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Golaha Xukumada Siilanyo Oo Madaxwynaha Hortiisa Isk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|