WADDANI oo Sheegay Inuu Garab Taagan Yahay Xukuumada Somaliland, Hadalkii Somaliyana Ku Tilmamay Ilmayar oo Maroor-dilaacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WADDANI oo Sheegay Inuu Garab Taagan Yahay Xukuumada Somaliland, Hadalkii Somaliyana Ku Tilmamay Ilmayar oo Maroor-dilaacay
July 5, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha arrimaha dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Marwo Faadumo Siciid, ayaa waxlaga xumaado ku tilmaamtay hadalkii ka soo yeedhay mamulka Xamar ee ay ku sheegeen inay xidhiidhkii u jareen dalka Gini, Waxaanay hadalkaasi ku tilmaamtay sidii Ilmayar oo maroor dilaacay.

Dhinaca kale, Faadumo Siciid ayaa waxa ay sheegtay in Xisbiga Waddani uu garab taagan yahay dawladda Somaliland iyo Madaxweynaheeda, Iyadoona ku hambalyaysay safarkii uu ku tagay wadanka Gini oo ay sheegtay inuu guul weyn ka soo hooyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS