Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Bakayle, Sheegayna In Uu Sharci Daro Yahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Bakayle, Sheegayna In Uu Sharci Daro Yahay.
July 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah masuuliyiinta ururka Suxuifiyiinta somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga wariye maxamed yuusuf bakayle oo ciidanka boolisku xalay xabsiga utaxaabeen

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS