Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomay Wakhtigii Loo Mudeeyay+Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomay Wakhtigii Loo Mudeeyay+Sobobta!
July 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee badi ka faalooda siyaasada guud iyo ariaha carabka ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay ay durba kaabiga soo saran tahay wali uu taagan yahay khilaafka udhexeeyay asxaabta iyo xukuumada ee dhinaca koomishanka doorayooshinka

Siyaasi cabdiraxmaan cadami ayaa dhaliilay Asxaabta iyo xukuumada isaga oo ku eedeeyay in ay lumiyeen farsadii doorasho lagu gali sanad iyo badhna ay bulshada isku dul haysteen

Dhanka siyaasi cadami ayaa  ka hadlay gudi midowga yurub oo wakhtigan dhexdhexaadinaysa xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isaga oo sheegay in aanay marnaba suurto gal ahayd in doorashadu qabsoonta xataa hadii ay heshiiyaan asxaabtu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS