Siyaasi Abgaal oo Dhaliiley Nidaamka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Abgaal oo Dhaliiley Nidaamka Somaliland
July 1, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN) – Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mida masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa dhaliilay nidaamka Somaliland.

Sidoo kale, Siyaasi Abgaal ayaa ka hadley safarkii ay dhawaan masuuliyiin ka kala socota Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ay ku tageen dalka Kenya.

Dhinaca kale, Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadley kulamadii dhexmaray masuuliyiinta sadexda Xisbi qaran ee Somaliland ee Kulmiye, Ucid iyo Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9PC8h1xChLc

Wajaalenews Desk

Borama Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS