Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa oo Sheegay In Shirkada Sompawer Caqabad Ku Noqotay In Ay Helaan Laydh
July 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Qaar ka mida qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka islamarkaana loo raray galbeedka magaalada Hargeysa ayaa ka hadley xaalada nololeed ee wakhti xaadirkan ay ku sugan yihiin.

Sidoo kale, dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay koronto la,aan haysata kadib markii xukuumadu joojisay shirkada gaafane oo laydhka u galisay.

Dadwaynaha ayaa koronto la,aanta haysa ku eedeeyay shirkada Sompower oo ay sheegeen in iyada loo xayiray shirkadii adeegan siisay.

Dhinaca kale, Dadwaynaha ayaa fariin culus u diray Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS