Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Hargeysa oo Ka Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin iyo Fariin Ay U Direen Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Hargeysa oo Ka Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin iyo Fariin Ay U Direen Xukuumada
July 5, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka islamarkaan loo raray galbeedka magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay ka warameen xaalada nololeed ee dhabta ah ee ay ku sugan yihiin, Iyagoona fariin u diray Xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS