|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ninkani Wasiirul Khaarajiyaha Ah Ee Sidii Dhidar Danab Ku Kacay, Halkii Foodiisu Ay Qabato Uun Iskaga Dhaqaaqaya,Waxaanu..”Muj Boobe.
July 6, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraal boobe yuusuf ducaale ayaa ka hadlay ficilada iyo cadaawada maamulka muqdisho kula jiraan somaliland isagoo soo bandhigay taariikhaha madaxdii hore ee somaliya ku kici jireen somaliland . Sidoo kale muj boobe yuusuf ayaa fariin culus diray wasiirka arimaha dibada ee maamulka muqdisho oo ku tilmaamay mid riyoonaya, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|