Muj Xasan Guure Oo Dhaliilo Isbarkan Usoo Jeediyay Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Xasan Guure Oo Dhaliilo Isbarkan Usoo Jeediyay Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah.
July 24, 2019 - Written by Editor:

“Arinkeenu Yaanu Noqonin Kursiguun Iska Fadhiisee, Hadaanad Waxba Ku Soo Kordhinayn Iskaga Tag”Xasan Guure.

HARGAYSA(W,N)-Muj Xasan Guure oo kamid ah madashada wadashiga iyo toosinta qaran ayaa kahadlay suurto galnimada doorasho wakhtigeedii ku qabsoonta mudadii loo cayimay isagoo walaac ka muujiyay in ay doorasho dhacdo,

Sidoo kale Muj Xasan Guure ayaa madaxda asxaabta iyo xukuumada ku dhaliilay masuuliyada dib udhaca doorashada.

Dhanka kale muj xasan ayaa xukuumada ku dhaliilay in ay ku guul daraysatay sidii xoolaha somaliland loogu heli lahaa suuq ka xor ah maamulka muqdisho.muxuuse ka yidhi arinta col caare.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS