HARGAYSA(W,N) Xukumada Somaliland ayaa maanta galinkii hore waxay ciidamada boolisku xabsiga utaxaabeen afar wariye oo ka halwgala tvga Eryal kuwaasi oo wakhtiga la xidhay gudanayay shaqadoodii caadiga ahayd.
Halkan kaga bogo Warka Xadhiga Wariyayaasha Oo Faah Faahsan;