Madaxweyne Geelle oo Ka Qaybgalay Xuska Todobaadka Dadka Naafada Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Geelle oo Ka Qaybgalay Xuska Todobaadka Dadka Naafada Ah
July 4, 2019 - Written by Reporter:

Djibouti (WJN) – Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta ka qaybgalay xuska todobaadka dadka Naafada ah oo lagu soo gaba-gabeeyay guriga umada ee caasimada Jabuuti.

Dhinaca kale, Munaasibada waxa goobjoog ka ahaa Ra’iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Xubno ka tirsan Xukuumada, Xildhibaanada Baarlamaanka, Saraakiisha ciidamada Milateriga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/JmHgp_S2BmQ

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS