Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey oo Ka Soo Kicitimay Dalka Guinea, Soona Gaadhay Addis Ababa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey oo Ka Soo Kicitimay Dalka Guinea, Soona Gaadhay Addis Ababa
July 6, 2019 - Written by Reporter:

Addis Ababa (WJN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmihii u danbeeyey hawlaha shaqo ugu sugnaa Jamhuuriyadda Guinea Conakry ayaa ka soo kicitimay dalkaasi, Iyagoona soo gaadhay Caasimada Dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS