|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Arintu Marka Ay Marayso Maslaxad Umadadeed,Waxaa Lagaaga Baahan Yahay In Aad Ku Dhiirato,Arinta Caarena..”Siyaasi Axmed Sandoon.
July 29, 2019 - Written by Editor:“Madaxwaynuhu Maalin Dhawayd Isagoo Arinta Caare Ka Hadlayay, Wuxuu Yidhi “Anaga Oon Sharciga Ku Xad Gudbayn,Wuxu Hadalkaasi Umuuqdaa In Aanu Madaxwaynuhu Wax Badan Diyaar U Ahayn”Siyaasi Axmed SandoonHARGAYSA(W,N) Siyaasi Axmed Sandoon oo kamid Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee Qunyar socodka ah ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo arimaha ka taagan gobolka sanaag, Siyaasi Axmed Sandoon Ayaa madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyay in uu waxbadan ka talaasulo kuna dhiirado in uu go,aan ka qaato arin jabhada Col Caare. Sidoo Kale Siyaasi Axmed sandoon ayaa Tafsiir ku sameeyay hadal Dhawaan Madaxwayne biixi ka yidhi Dhexdhexaadinta xukuumada iyo Jabhada col caare isagoo sheegay in hadalka madaxwaynuhu uu umuuqday in aanu wax badan diyaar u ahayn, Dhanka kale Siyaasi Axmed Sandoon ayaa fariin Muhiim ah Udiray Shacabka ku dhaqan gobolka Sanaag gaar ahaan reer ceerigaabo, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Wax Laga Waydiiyay Ujeedada Safarka Uu Ku Yimid So... Ciidamadda Masar Oo Rasaas Nool Ku Dilay Lix Qof Oo Boodhadh Ku Mucaaradaya Afgambiga Ka Dhacay Dalk... Ciidamadda Booliska Ee Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Abwaan Ismaaciil Jiheeye Iyo Hooyad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|