|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Ka Qaybagalay Tababar Loo Qabtay Waaxda Qorshaynta Ee Dawlada Hoose.
July 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hagaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa ka qaybgalay tababar loo qabtay waaxda qorshaynta dawlada hoose ee hargaysa. Tababarkan ayaa ahaa mid kor looguqaadayo aqoonta waaxda qorshaynta kaasi oo lagu baranayay qorshaynta caasimada hargaysa. Maayarka caasimada ayaa isag ka warbixiyay ujeedada tababarkan iyo waxyaabaha lagu baranayay, HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/5B9K_DdQNTs Related posts:“Ilaa Hadda Anigu Ma Garanayo Waxa Uu Dhimay Wasiirul Dawluhu Cid Ii Sheegtana Ma Hayo Ee Ma Sir Buu... DAAWO;-Prof Cabdirashiid Oo Sharaxay Noocyada Dhiiga Dadka Iyo Dabeecadaha Ay Wadaagaan Iyo Cuntooyi... Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Ka Hadley Dacwad Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|