Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bilaabay Wado Laba Kilo MitirAh, Dumiyayna Dhismayaal Ay Ku Hagaagtay
July 8, 2019 - Written by Editor:
Gabiley(W,N) Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada iyo ka wgoblka gabiley ayaa dhagax dhigay wado cusub oo labada haad oo ay ka dhisayaan gudaha magaalada gabiley.