Haweenka Ku Ganacsada Suuqa Gobanimo Oo Taageeray Socdaalka Madaxweynaha JSl Ee Dalka Gini, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenka Ku Ganacsada Suuqa Gobanimo Oo Taageeray Socdaalka Madaxweynaha JSl Ee Dalka Gini,
July 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Haweenka kuganacsada suuqa gabonimo ee magaalada hargaysa ka dareeb celiyay safarka madaxwaynaha somaliland ku tagay dalka gini kaasi oo maamulka somaliya ka xumaadeen.

Ganacsatada kala duwan ee suuqa gobonimo ayaa hadalo dhiiri galin, bogaadin ah hawada umiriyay madaxwaynaha somaliland xubnaha waftiga la socda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS