Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wali Uu Socda Dagaalkii Beelaha Deegaanka Ceel Afwayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wali Uu Socda Dagaalkii Beelaha Deegaanka Ceel Afwayn.
July 8, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha  golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa ka hadlay dagaal ka dhex qarxay beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa sheegay wli dagaalkii labada beelood socda cid dhex gashayna aanay jirin

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS