“Gudida farmaajo Magacaabay Waa Dhagar Qabayaashii Dadka Xasuuqay, Cabdiraxmaan Guul Wade Horfadhiistana Waa…Boobe Yuusuf, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Gudida farmaajo Magacaabay Waa Dhagar Qabayaashii Dadka Xasuuqay, Cabdiraxmaan Guul Wade Horfadhiistana Waa…Boobe Yuusuf,
July 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa ka hadlay gudi maalintii shalay uu magacabaay madaxwaynaha somaliya uwaasi oo uu ku sheegay in ay ka shaqayndoonaan wada hadalada Somaliland iyo somaliya

Qoraa boobe ayaa gudidan ku  sheegay in ay yihiin dhagar qabayaashii taliskii siyaadbare cida hor fadhiisataana ay lamid tahay id siyaad bare hor fadhiisatay

Dhanka kale boobe ayaa soo bandhigay magacyada qaarkamida gudidan oo xasuuq gaystay xiligii ay xilalka hayee taliskii siyaad bare

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS