|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddiga Doorashooyinka Oo Soo Bandhigay Tijaabada Diwaangalinta Codbixiyaasha,Xili Uu Muran Ka Taagan Yahay Shaqada Ay Hayaan,
July 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudida doorashooyinka Somaliland oo ay weheliyaan qaarkamida xisbiyada Somaliland ayaa soo bandhigay tijaabada Diwaangalinta codbixiyaasha oo qorshaynayaa in ka qabtaan gobolada dalka oo dhan. Gudida doorashooyina ayaa talaabadani qaaday xili uu muran xoogani ka taagan yahay shaqada ay hayaan iyadoo uu hore kalsoonida ugala noqday xisbiga mucaaridka ah ee wadani. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; https://youtu.be/iOzny4Iu4dM Related posts:Madaxweyne Biixi Oo Kulan Ku Qaabilay Wufuuddii Dalalka Deriska Ka Socotay Ee Ka Qaybgalay Furitaank... Maayarka Caasimada Hargeysa oo Ka Hadlay Ciidan Cabasho Ka Muujiyay Dhul Ay Leeyihiin oo Lagu Haysto Itoobiya Oo War Ka Soo Saartay Xubnaha Baxsadka Ah Ee Tigray, Shacabkana Uga Digtay Inay Qariyaan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|