Golaha Wakiilada Somaliland oo Bogaadiyay Safarkii Madaxweyne Biixi, Soomaliyana Digniin U Diray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland oo Bogaadiyay Safarkii Madaxweyne Biixi, Soomaliyana Digniin U Diray
July 6, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa bogaadiyay safarkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hogaaminayay ay ku tageen Jamhuuriyadda Guinea Conakry.

Dhinaca kale, Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa kale oo uu digniin u daray maamulka Soomaaliya oo uu sheegay inay faragelin ku hayso Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS