FALANQAYN:-Saamayn Maka Dhalan Kartaa Hadii Ay Gollaha Wakiiladu Ansixin Waayaan Heshiiska Sedexda Xisbi? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
FALANQAYN:-Saamayn Maka Dhalan Kartaa Hadii Ay Gollaha Wakiiladu Ansixin Waayaan Heshiiska Sedexda Xisbi?
July 28, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Muj cabdisalaan yasiin oo kamid ah siyaasiyiinta madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa wax laga waydiiyay saamaynta ay keeni karto hadii ay golaha wakiiladu ansixin waayaan heshiiska ay wada gaadheen sedexda xisbi qaran ee somaaliland  ee lagu soo afjaray murankii ka taagnaa qabsoomida doorashada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS